Dowlada Somalia oo War ka soo saartay Muuqaalo ay dhowaan ay baahisay Al-Shabaab

Wasaaradda awqaafta iyo arrimaha diinta ee xukuumada Somalia ayaa war ka soo saartay muuqaalo taxane ah oo dhowaan baraha bulshada ay ku baahisay kooxda Al-Shabaab. Muuqaalada taxanaha ah oo ka koobnaa 12 qeybood ayey Al-shabaab kaga hadashay wax ay ugu yeertay gaalnimada ku dhaqanka dastuurta Somalia iyo qodobo ay sheegtay iney ka hor imanayaan diinta … Continue reading Dowlada Somalia oo War ka soo saartay Muuqaalo ay dhowaan ay baahisay Al-Shabaab